DAAWO: “Saylici Isaga Oo Madaxweyne Ku-xigeenkii Qaranka Ah Ayuu Yidhi Nin Suuqa Jooga Ayaa Madaxweyne Ku-xigeen U Noqonayaa” Buubaa

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa si adag uga jawaabay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici  oo eedaymo culus u jeediyay xisbiga WADDANI iyo shirkii gollaha dhexe ee xisbigaasi