DAAWO: Saxafigii Yoonis Cali Nuur Oo Maradu Ka Dhacday Si Qabyaaladaysana Ugu Muusanaabay In Muuse Biixi La Tageero.

(SLT-Hargaysa) Wariyihii ruug cadaaga aha ee Yoonis Cali Nuur oo muddo dheer ka hawl galijiray laanta Somaaliga ee Ilaacadda BBC-dal, ayaa si qabyaaladaysan ugu muusanaabay in la tageero Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.

Yoonis Cali Nuur oo martiqaad qado ah ugu sameeyay Muuse Biixi iyo waftigiisa beer uu ku leeyahay magaalada Arabsiiyo Hoos ka DAAWO.