Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dafiray Inuu Soomaliweyn Ku Eedeeyay Xisbiga WADDANI Iyo Tageerayaashiisa Wakhtigii Ololaha + Muqaalkii Shalay Iyo Maanta

(SLT-Hargaysa) War-baahinta ayaa su’aalo aan badnayn waydiiyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi hadalkiisi maanta kadib, ku waas oo Ay kamid ahayeen hadaladii ololihii uu jeediyay ee xanafta laha . Hoos ka DAAWO su’aalihii iyo jawaabihii.