Sarakiisha Sar Sare Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kormeeray Jiida Hore Ee Dagaalku Ka Dhacay..

(SLT-Laascaanood) Saraakiisha ugu saraysa Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa kormeeray jiida hore ee Dagaalku ka dhacay, gaar ahaan magaalada Tukaraq. Kormeerkan sarakiisha oo ah kii ugu horeeyay intii dagaalku dhacay kadib Hoos ka DAAWO warbixin laga diyaariyay.