DAAWO: Saladiin Iyo Degaano Si Weyn Uga Cadhooday Hadalo Ku Jiray Doodi Xalay Ee Muuse Biixi Murasha Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargaysa) Hadalo kujiray doodi xalay oo ka soo yeedhay Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaliyay cadho xoogleh oo ka soo yeedhaysa degaanada Somaliland qaar kamid Ah . Hoos ka DAAWO.