DAAWO: “Sagaal Macalin Oo Aanu Arrinkooda Dhinacna U Saari Waynay Waxa Aanu U Gudbinay Ciidanka Baadhista Sidii Maxkamad Loo Soo Taago..” Wasiirka Waxbarashada.

(SLT-HargeysaWasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillahi Ibraahim Habane oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa in dib u habayn balaadhan lagu samaynayo dugsiyada waxbarashada Somaliland Waxa uu wasiirku si gaara uga hadlay dugsiga Qudhac dheer oo sheegay in dhawaanahanba khilaaf ka dhex taagna Macalimiinta iyo Maamulka Dugsiga.

 

Halkan ka daawo Warka:

Somalilandtoday/Hargeysa/Office.

Contact@somalilandtoday.com