DAAWO: Safiirrada Midawga Yurub oo Kulan La Yeeshay Murashax Cabdiraxmaan Cirro + Arrimaha Uu Kala Hadlay.

(SLT-Hargeysa)-Waftiga safiirrada ah ee ka soocda midawga yurub ee ku sugan Somaliland ayaa kulan la qaatay Murashax Cabdiraxmaan Cirro.