DAAWO: Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabay Eedihii Uu u Soo Jeediyey Guddoomiye Cirro.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay eedihii uu saaka u soo jeediyey guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ahi ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahiu Cirro, kuwaasoo ku aadanaa sherkadda Somaliland Investment Companyoo wasiir Sacad iyo safiir Baashe ku saxeexan yihiin.