Wasiirka Shaqada Oo Sheegay In Shaqaalaha Madaxtooyada Laga Caydhiyay Ay Ahaayeen Ku Meel Gaadh.

(SLT-Hargaysa) Wasiirka shaqada Somaliland oo saxaafaddu Su’aal la xidhiidha shaqaalaha laga caydhiyay ku waydiisay Xarunta Golaha Wakiilada kadib markii la ansixiyay ayaa Sheegtay in shaqaalahaasi aanay ahayn kuwo ka tirsanaa shaqaalaha rasmiga loo yaqaan. Jawaabta Wasiirka Hoos ka DAAWO.