DAAWO: “Saaxiibkay Muuse Biixi Waxa Ka Muuqatay Cabsi, Waxa Ka Muuqatay Kalsooni-darro, Waxa Ka Muuqatay Cadho……” Muurashax Cirro Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedaymo Been Abuur Ah Oo Uga Yimi Dhiggiisa Xisbiga KULMIYE

(SLT-Boorama)-Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa si adag uga jawaabay eedaymo been abuur ah oo uga yimid guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office