Badhsaabka Ramaax Oo Runta Usheegay Shacabka Burco Lana Dardaarmay Badhsaabka Cusub Ee Uu Xilka Ku wareejiyay

(SLT-Burco) Badhasaabkii hore ee Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa xilkii Gobolkaas wareejiyay maanta kadib markii loo badalay Gobolka Gabilay. Shacbiga