DAAWO: Raashin Ay Lahaayeen Carruur Agoonta Ahi Oo Lagu Xanibay Dekedda Berbera Iyo Waalidiinta Dhalay Carruurtaasi Oo Si Adag Ula Hadlay Xukuumadda

(SLT-Berbera) Raashin ay laahyeen carruur agoon ahi oo ay soo bixin dad muxsiniin ayaa lagu xanibay dekedda berbera waxa arrintaa ka hadlay hay’adda Khadiija Fondation iyo waalidiinta dhalay carruurtaasi

Somalilandtoday/Hargeysa/Office