DAAWO: “Qofku Hadduu Weynaanta Ku Qalqaaliyo Waa Dhibaato” Wasiir Samaale

(SLT-Hargeysa) – Wasiirka Maaliyadda Somaliland, Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa xukuumadda ka difaacay eedaymaha mucaaradku u jeediyaan.

SamaaleWasiirka ayaa sidaa ka sheegay Xaflad lagu qabtay Magaalada Hargeysa maanta.