DAAWO: Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo Hoos U Dhac Ku Yimid Maalmihii Aanu Somaliland Iman Qaadkii Ugu Iman Jiray Dalka Itoobiya

(SLT-Hargeysa)-Qiimaha sarrifka doollarka ayaa waxa uu hoos u dhac ku yimid muddo saddex maalmood ah oo aanu qaadkii Somaliland uga iman jiray dalka Itoobiya la hakiyay, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warbixin ka hadlaysa arrintaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office