DAAWO: Qaar Ka Mid Ah Culimada Togdheer Oo Xukuumadda Ka Codsaday Inay Cafis U Fidiso Wariye Coldoon.

(SLT-Burco)-Qaar ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Burco ayaa codsaday inay xukuumaddu cafis u fidiso Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku dhawaad 2 bilood ku xidhan Hargeysa.