DAAWO: Qaabkii Naxariistu Ka Muuqatay Ee Madaxweynaha Somaliland U Booqday Dadka Qaxoontiga Yemen Ka Soo Qaxay.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa booqasho ku tagay Kaamamka Barakacayaasha ka soo qaxay Dagaalka Yemen. Madaxweyne Axmed Silaanyo oo amar ku bixiyay in dadkaas lasoo dhaweeyo Hoos Ka DAAWO.