DAAWO: Nuxurka Kulan Dhex-maray Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Guddiga Joogta Ah Ee Golaha Wakiillada

Hargeysa (Somalilandtoday)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta hor yimid gudida joogta ah ee golaha wakiilada Somaliland.

Kulankan oo sacada badan socday ayaa markii u soo dhammaaday waxaa warbaahinta la hadlay wasiirka iyo gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office