DAAWO: Nuxurka Khubaddii Uu Madaxwayne Siilaanyo Ka Jeediyey Maalintii Ugu Dambaysay ee Ololaha Xisbiga KULMIYE.

(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa khudbad ka jeediyey malintii ugu dambaysay ee ololaha xisbiga KULMIYE.