DAAWO: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Digsiyada Hoose/Dhexe Iyo Dugsiyada Sare Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay

(SLT-Hargeysa)-Waxaa goor dhaweyd  si rasmi ah loogu dhawaaqey natiijada Imtaxaanadii Shahaadiga ahaa ee fasaalada Sideedaad iyo Afraad ee dugsiyada sare ee Jamhuuriyadda  Somaliland.

Imataxaanadan ayaa cel celis ahaan waxaa Kaalmaha Ugu Badan Galay  Iskuulka SOS ee magaalada Sheekh ku yaala

Sidoo kale Waxaa kaalinta koowaad ee Ardeyda reer Somaliland oo dhan galay ardey dhigta Iskuulka Nuuradiin ee magaalada Hargeysa.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office