DAAWO: “Muuse Biixi Waa Siyaasi Weyn Oo Nabad Doon Ah”Wasiirka Waxbarashada Oo U Jawaabay Cukuse

(SLT-Hargaysa) Wasiirka Sayniska iyo waxbarashada Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa ka jawaabay duurxul siyaasadeed oo Ex Wasiir Cabdillaahi Cukuse ku ganay Madaxweyne Muuse Biixi .

Wasiir Yaasir Faratoon oo hadalka uga danbeeyay Cukuse ayaa isagoo daba jooga weedhihiisi wuxuu sharaxaad ka bixiyay qofka uu yahay Muuse Biixi. Hoos ka DAAWO hadalkisi.