DAAWO: “Muuse Biixi-ow Maanta Haddii Aan Dhinto Aakhiro Luxudka Ayaan Kuu Fadhiyaa….” Abwaan Baarleex

(SLT-Hargeysa)-Abwaan Baarleex oo ka tirsan Abwaanada Somalida muddona ku xanuusanayay gudaha magaalada hargaysa ayaa ka waramay xaaladiisa caafimaad waxaanu sheegay in wali si adag looga hayo wadnaha.

Waxaa baaq u diray madaxwaynaha Somaliland iyo ummadda Soomalida, halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa