Daawo: Muuse Biixi Cabdi Oo Xisbiyada Mucaaridka U Tilmaamay Cida Mudaynta Doorashada Sharcigu Siiyay.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, oo Saxaafadda maanta kula hadlaayay Magaaladda Hargaysa, ayaa si waadix ah Xisbiyada Mucaaridka Somaliland, ugu tilmaamay cida sharcigu siiyay mudaynta maalinta doorashadu qabsoomayso. Muuse Biixi Cabdi wuxuu sidoo kale ka hadlay Koomiishanka Doorashooyinka iyo War saxaafadda qaarkood bahiyeen. Hadaladii Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Muqaal ah hoos ka daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com