DAAWO: “Muuse Biixi Ayaanu Ku Nidhi Jeegaanta Baabii, Wuxuu Nagu Yidhi Waa Tii Kursiga I Saartay……” Suldaan Maxamed

(SLT-Hargeysa)-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay xaaladda deegaanka Tukaraq iyo hadal ka soo yeedhay Suldaan guud Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi