Shirkada Genel Energy Oo Qalab Lagu Yaraynaayo Isticmaalka Dhuxusha U Qaybisay Qoysas Danyara Oo Ku Dhaqan Burco Iyo Nawaaxigeeda

(SLT-Burco)- Shirkada  Shiidaalka Genel Energy Ayaa Maanta uqaybisay 620 qoys Qalab loogu talo galay in lagu yareeyo Istimaalka Dhuxusha. Waxaana Qaybintaasi Goobjoog ka ahaa kana Qayb Galay Badhasaabka GobolkaTogdheer iyo Masuuliyiin kale.

Halkan Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan.

Xabiib Cigge

Somalilandtoday/Burco/Office