Daawo Muuqaal: Garoomada Maraykanka Oo Laga Bilaabay Baadhitaanka Ebola.

(SLT-America)-Qaar ka mid ah Garoomada  diyaaradaha Ee dalka Maraykanka ayaa   bilaabay in baadho   cudurka Ebola   rakaabka ka imanaya galbeedka Africa.

Shaqaalaha caafimaad ee ka qayb qaadanaya  ladagaalnak cudurka EBOLA ayaa adeegsanaya qalab caafimaad, iyagoo su’aallo weydiinaya dadka ka imanaya  galbeedka Africa.