DAAWO: Murrashaxa Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Prof Axmed Ismaaciil Samater Lagu Bedelayo Cabdiraxmaan Saylici.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay warar sheegaya in Prof Axmed Ismaaciil Samater lagu badalayo Madaxweyne ku-xigeen Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo xidhiidhka dhexeeyay Jabuuti

Somalilandtoday/Hargeysa/Office