DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Oo Mar Labaad Ballan-qaad Weyn U Sameeyay Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) oo khudbad u jeedinayay taageerayaal tiro badan oo ku soo biiray xisbiga WADDANI oo shaaciyay ballan-qaad kale oo xisbigiisu u sameeyay ciidamada kala duwan ee Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka khudbadaasi

Somalilandtoday/Hargeysa/Office