DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga KULMIYE Codkiisa Dhiibtay, Farriina U Diray Shacbiga Reer Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Codkiisa Dhiibtay, Farriina U Diray Shacbiga Reer Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office