DAAWO:”KULMIYE Dhul Kama Tagine Wuu Wada Iibiyay, Xisbiga WADDANI Dhul Iibin Maayo Ciidamadda Qaranka Waan Ku Celinayaa Guryo Ayaanu U Dhisaynaa Mushaharkana Waanu U Laban Laabayna Saddex Jeer”Murashaxa Xisbiga WADDANI

(SLT-Ceerigaabo)-Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa balan-qaad weyn mar kale u sameeyay ciidamada kala duwan ee Somaliland