DAAWO: Murrashax Cirro Oo Ku Gacan Seydhay Dalab Kaga Yimid Shirkadda Dp World Iyo Murrashaxiinta Xisbiyadda KULMIYE Iyo UCID Oo Ogolaaday+Nooca Uu Yahay Dalabkaasi

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Axmed Like oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI isla maraana Deegan ahaan ka soo jeeda gobalka Saaxil waxaa uu sheegay In Cabdiraxmaan Cirro uu ku gacan seydhay Dalab kaga yimid shirkadda lagu wareejiyey dekadda Berbera ee Dp World

Axmed Like waxaa uuu sidoo kale uu sheegay in dalabkaasi ay shirkada Dp World ka aqbaleen musharaxiinta xisbiga KULMIYE iyo UCID, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office