DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyay Ardayda Iskuulka Qoryaale.

(SLT-Qoryaale) Murashaxa Xisbiga WADDANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa deeq lacageed gaadhsiiyay ardayda Iskuulka Qoryaale oo kaalmaha hore ka galay Imtixaanadaadkii Dugsiyada Somaliland.

Hoos ka DAAWO.