DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Oo Afar Balanqaad Oo Masiirka Waddanka Taabanaya Ummadda Somaliland U Soo Bandhigay Iyo Ciidamadda Qaranka Oo Qayb Ka Ah.

(SLT-Laascaanood) Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ummadda Somaliland u soo bandhigay afar ballanqaad oo masiiriya, kuwaas oo ay ku jiraan ciidamadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Guddoomiye Cirro oo hadal ka jeediyay Munasibad loo qabtay daahfurka kaadh qaadashada oo laga daahfuray Gobolada Sool iyo Sanaag.

Khudbadii Guddoomiye Cirro iyo ballanqaadyadii uu sameeyay Hoos ka DAAWO.