Musharax Cirro Oo Baligubadle Kaga Qaybgalay Munaasibad Loogu Fooladeynayey Haldoorka Gobolada Hawd/Hargeysa Oo Taageero U Muujiyey Xisbiga Waddani

(SLT-Baligubadle) Murashaxa jagada Madaxweyne ee Murashaxa Xisbiga WADDANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa balanqaad ay u riyaqeen shacbiga rer Baligubadle wuxuu maanta ugu sameeyay munaasibad ballaadhan oo guddidi Afgarad ee beesha Arab ugu bireen Xisbiga WADDANI. Hoos ka DAAWO .