DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiramxaan Cirro Oo Shaaciyay Degaanka Uu Ka Soo Jeedo Wasiirka Uu Ugu Hor-magacaabi doono Xukuumadiisa.

(SLT-Laascaanood) Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa shaaciyay degaanka uu ka soo jeedo Wasiirka uu ugu hormagacaabi doono Xukuumaddiisa. Hoos ka DAAWO .