DAAWO: Murashaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Rer Sallaxley Ugu Bushaareeyay Markay Talada Qabtaan Codsiga Ugu Horeeya Ee Uu Fulindoono Noqonayo Midka Rer Sallaxley U Soo Gudbiyaan.

(SLT-Sallexlay) Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Dr. Maxamed Cali Maxamed ayaa shacbiga rer Sallexlay ugu bushaareeyay inuu fulindoono ballanqaadka ugu horeeyay inuu u fulindoono shacbiga degaanka Sallexley, marku xilka talada Dalka ku guulaysto Xisbiga WADDANI haddii alle idmo. Hoos ka DAAWO.