Maxkamada Degmada Hargaysa Oo Xukuno Ku Riday Dad Lagu Helay Danbiyo Kala Duwan.

(SLT-Hargeysa) – Maxkamada darajada 1aad iyo 2aad ee Gobolka Maroodijeex ayaa maanta ku dhawaaqay Xukuno ay ku riday danbiilayaal ay ciidanka boolisku ku soo qabteen ka ganacsiga Maandooriyaha Khamriga.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Contact@somalilandtoday.com