Daawo Muqaal: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaatay E-Passaport.

(SLT-Hargeysa) – Madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane C/raxamaan C/laahi Ismaaciil (saylici) waxa uu maanta qaatay basaboorka cusub ee E-passport-ka Somaliland muqaalka madaxwayne ku xigeenka hoos ka daawo. 

Somalilandtoday Hargeysa Office

Conta@somalilandtoday.com