Daawo Muqaal: Ma Waxa Xilgudasho Noqonaya In Xeerkii Dhamma Ee Golaha Wakiilada Uu Guddoomiyuhu Fojari Gareeyo”. Xildhibaan Bukhari.

(SLT-Hargaysa) – Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo kamid ah Xildhibaanada Xisbiga KULMIYE, isla markaana kamid aha Xildhibanadi sida weyn dhaliilasha ugu soo jeediyay Guddoomiyaha Wakiilada, ayaa ka jawaabay baqashadi ay maanta fadhiga Golaha Wakiilada uga baaqdeen, sidoo kale wuxuu Xildhibaan Bukhaari farta ku fiiqay khiyaamada uu sameeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladu. Hadalkii Xildhibaanka oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo.

mqdefault

Halkan Hoose Ka DAAWO Doodda Xildhibaannada Kale

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.