Daawo Muqaal: Khudbadi Wasiirka Madaxtooyada JSL Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan Ka Jeediyay Shirkii Caalamiga Aha Ee London.

(SLT-London) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan, oo kamid ahaa xubnihii waftiga Madaxweynaha ee ka qaybgalay shirkii Maalgashiga Somaliland ee ka qabsoomay dalka Ingiriiska, ayuu Wasiirku shirkaas ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo si weyn u soo jiidatay Sherkadihii Caalamiga ahaa iyo Madaxdii ku sugnayd goobta Shirka. Khudbadii Wasiirka oo dhammaystiran Halkan Hoose Ka Daawo.


 

Somalilandtoday/London/Office.

contact@somalilandtoday.com