DAAWO: Muqaal Dhamaystiran: Soo Dhawayntii Abid Ugu Ballaadhnayd Oo Murashax Cirro Rer Togdheer Kala Kulmay

(SLT-Burco) Barnamij Dhamaystiran oo daaha ka qaadaya sidii yaabka lahayd ee loo Soo dhaweeyay Murashaxa Xisbiga WADDANI Iyo waftigii uu hoggaaminayay oo booqsho ku tagay Gobolka Togdheer . Hoos Ka DAAWO .