DAAWO: Mudaharaad Ka Dhashay Geerida Haweenay La Diiday In Cisbitaallada Jabuuti La Geeyo Oo Lowyacaddo Gilgilay

(SLT-Lowyacaddo) – Magaalada Lowyacaddo ee xuduudka Somaliland iyo Jabuuti ayaa waxa ka dhacay dibad-bax lagaga soo horjeeddo Maamulka Kastamka Lowyacaddo, ka dib markii sida ay la sheegay ay diideen in dhanka Jabuuti loo qaado Haweenay Xanuunsanaysay, taasi oo ku naf baxday halkaasi.

MudaharaadkaDadka Lowyacaddo ayaa gadooday markii ay geeriyootay haweenaydii la doonayey in xaalad caafimaad loo geeyo Jabuuti

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com