DAAWO: Mooshin Ka Dhan Ah Golayaasha Degaanka Oo Golaha Wakiilada Ka Furmay.

(SLT-Hargaysa) Mooshin ka dhan ah Golayaasha degaanka ayay Golaha Wakiilada soo dhigeen 23-xildhihaan oo Golahaas ka tirsan. Sidaana waxa saxaafadda u xaqiijiyay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble. Isagoo umuurtaas ka hadlaaya Hoos ka DAAWO.