DAAWO: Mayaar Ku-xigeenkii Iyo Xildhibbaano Ka Tirsan Golaha Deeganka Caynaba Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay

(SLT-Caynaba)-Badhasaab ku xigeenka gobalka Saraar ayaa waxaa uu ka Hadley xildhibaano ka tirsan golaha deeganka magaalada Caynaba oo xukuumadu maalintii shalay aheyd xabsiga dhigtay

Badhasaabka ayaa waxaa uu shegay in xildhibaanadaas la xidhay oo uu ka mid yahay maayar ku xigeenkii Caynaba ay gacan qaad ku sameeyeen aayarka magaalada Caynaba, Halkan Hoose Ka DAAWO muuqaalka

Somalilandtoday/Hargeysa/Office