DAAWO: “Maxaad Ku Falin Dawladnimo Aan Midayn Doonin Hargaysa”Sheekh Aadan Siiro

(SLT-Hargaysa) Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo kamid ah culimada waa wayn ee Somaliland ayaa sheegay in aanay ummadda naf u lahaan doonin dawladnimo aan meel kale iska daayo Hargaysa midayn doonin. Hoos ka DAAWO