DAAWO: Maxaa Kala Qabsadey Badhasaabka Sanaag Iyo Reer Ceerigaabo

(SLT-Hargeysa) – Badhasaabka Gobolka Sanaag, Maxamuud Cabdi Falay ayaa fadeexad kala kulmay su’aal uu waydiiyey dadweynaha reer Ceerigaabo oo khudbad u jeedinayey Maanta, xilli uu halkaasi ku sugnaa Madaxweynaha Somaliland.

Badhasaabka Sanaag

Sidoo kale, waxa halkaasi ka hadlay Maayarka degmada Ceerigaabo, kaasi oo faahfaahiyey waxqabadka xukuumaddu ka fulisay gobolka Sanaag.