DAAWO: Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Togdheer Oo Rabshadihii Burco Ee Dadku Ku Dhinteen Ku Eedeeyay Ciidamadda Boolisku Inay Badheedh Dadka U Laayeen

(SLT–Burco) Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer ayaa rabshadihii Burco ee dadku ku dhinteen ku eedeeyay Ciidamadda Booliska oo ay shegeen in badheedh u la yeen dad shicib ah. Hoos ka DAAWO.