DAAWO: Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Xadhig Ay Boolisku Kula Kaceen.

(SLT-Hargeysa)-La Taliyaha murashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Marwo Faadumo Siciid ayaa ka hadashay xadhig lagula kacay iyo waxa uu salka ku hayay.