DAAWO: Marwada Koowaad Ee Somaliland Oo Lala Yeeshay Wareysi Xiiso Badan

(SLT-Hargeysa) – Aamina Xaaji Maxamuud (Aamina-weris), Marwada Madaxweynaha Somaliland ayaa Telefiishanka Madaxa-banaan ee HCTV uu la yeeshay Wareysi xiiso badan, kaasi oo ay kaga hadashay Arrimo badan.

Marwada Iyo Nimco

Wareysigan oo ay qaadey Wariye Nimco Maxamuud Samriye ayaa waxa Marwada lagu waydiinayaa su’aalo badan oo ay ka mid yihiin inay talada dalka wax ku leedahay.