DAAWO: “Martiqaadkiinu Waa Badbaado Qaran, Markaad Aragteen Sida Wax U Socdaan Ayaad Go’Aansateen In Aanay Idinku Dul Dumin “Amiir Cismaan Ismaciil

(SLT-Burco) Amiir Cismaan Ismaciil Bare oo kamid ah madaxda dhaqanka bariga Burco ayaa u mahadceliyay Siyaasiyiinta iyo dhaqanka Subeer Awal oo martiqaad u sameeyay waxbaradka bariga Burco. Hoos ka DAAWO .