DAAWO: Mareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Si Daahir Ah U Soo Bandhigay Horumarinta Lagu Sameeyay Haamaha, Been Cadna Ka Dhigay Hadalkii Ganacsatada.

(SLT-Hargaysa) Maareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera ayaa si Daahir ah u soo bandhigay qodob qodob wax qabadkii horumarineed ee Dawladdu ku samaysay haamaha iyo Dayactir ballaadhan oo ay ka hirgalisay, wuxuuna been cadaana ka dhigay hadalkii Ganacsatada Shidaalka soo dejisa ay xalay ku dureen. Mareeyaha oo arrimahaas ka hadlaaya soona bandhigaaya Waxqabadkaas Hoos Ka DAAWO.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com